Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Safar Shaqo Ku Tagay Dalka Turkiga

 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan  (Madoobe) iyo wafdiga uu hoggaaminayo, ayaa maanta u ambabaxay dalka Turkiga halkaas oo uu uga qeyb gali doono shir soconaya mudo seddex maalmood ah

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe iyo wafdigiisa ayaa inta ay ku sugan yihiin dalka Turkiga waxaa uu uga qayb gali doonaa shir ay isugu imaanayaan madaxda Baarlamaanada wadamada Islaamka,gudoomiyaha ayaa sidoo kale kulamo kala duwan la yeelan doonaa madaxda baarlamaanka dalkaasi.



Post a Comment

0 Comments